dhalandhool
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhalandhool1
Magac labSocodka la socdo waqtiga qorraxdu kulushahay; baqool. ld dhalandhoolid.
dhalandhool2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadQorrax kulul ku socosho; baqoolid.
Is-rogga falkan
-oolay, -ooshay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-oolay, -ooshay