jidiinqallal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
jidiinqallal1
Magac lab1
Hunguriga oo oon dartii engega.
2
la midka ah (ld):
jidiinqallalid
jidiinqallal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadHunguriga oon dartiis engegid.
Is-rogga falkan
-alay, -ashay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-alay, -ashay