Qaamuusle LogoQaamuusle

fayras

Magac labDaawo
Saxar aad u yar oo aan lagu arki karin weyneyso fudud ama aan lagu shaandhayn karin shaandho, laakiinse awood u leh, inuu ku dhalo kuna dheefsado unug kale dhexdiisa.
Wadarta Magacan

-syo, m.dh