dhali
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dhali1
Magac labAfka hore ee xubinta taranta dhiddigoodka.
dhali2
Fal gudbe, isrogrogga 2aad1
Dheddig foolanaya ilmo ka soo qabasho.
2
Ciyaar kubbadeed dhibco ka keenid (qof).
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-iyay, -isay