qaybgal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qaybgal1
Magac labKa q.: ka qayb qaadashada hawl la qabanayo. ld qaybgelid.
qaybgal2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadKa q.: hawl la qabanayey ama wax kale qayb ka qaadasho.
Is-rogga falkan
-alay, -ashay; -geli
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-alay, -ashay; -geli