qayaxan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qayaxan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Geed wax diirkii ka qaadmay noqosho.
2
Laf wax hilibkii ka dhamaaday noqosho.
3
Hadal iwm wax si wanaagsan loo sheegay noqosho.
Is-rogga falkan
-xmay, -xantay
qayaxan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad1
Wax diirka sare laga qaaday ahaansho.
2
Laf, wax hilibkii laga guray ahaansho.
3
Hadal iwm wax si wanaagsan loo sheegay ahaansho.
Is-rogga falkan
-xnaa, -xnayd