Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
qayacato
Magac dheddig
Nooc xabagta ka mid ah oo dhirta qaarkeed laga helo oo leh midab cad, aadna u adag oo wax la iskula dhejiyo.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: qay
Magac lab
2: qayaayo
Magac dheddig khabar
3: qayaayoobid
Magac faleed dheddig
4: qayaayow
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
5: qayax
Magac lab khabar
6: qayaxan
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
7: qayaxmid
Magac faleed dheddig
8: qayaxnaan
Magac faleed dheddig