Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
namas
Magac dheddig
1
Ul gaaban oo rabadh ah oo boliisku isticmaalo.
2
la midka ah (ld):
nabas
Wadarta Magacan
-syo, m.l/dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: nambar
Magac lab
2: nambarayn
Magac dheddig
3: nambaree
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: nambari
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
5: nambarin
Magac dheddig
6: nambarsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
7: nambarsanaan
Magac dheddig
8: nambarsanaansho
Magac lab ama dheddig