Qaamuusle LogoQaamuusle

qayax

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

qayax1
Magac lab khabar
1
Q. ah: wax aan qarsoonayn oo si wanaagsan loogu wada jeedo.
2
Wax sida badar, geed iwm oo diirka laga qaaday.
3
Laf hilibkii laga guray.
qayax2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax diirka sare ka qaadid.
2
Laf hilib ka gurid.
3
Si wanaagsan wax u sheegid.
Is-rogga falkan

-xay, -xday; -yixi