Qaamuusle LogoQaamuusle

haloosi

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

haloosi1
Magac lab khabar
H. ah: jid weyn oo aan lahayn dhagxan, geedo, godad iwm. ld haloodi.
haloosi2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aad
1
Dad badan hees wada qaadid.
2
Ku h.: wax jid weyn, toosan oo aan dhib lahayn marin.
Is-rogga falkan

-iyay, -iday/isay; -iyi