Qaamuusle LogoQaamuusle

doolaal

Magac lab khabar
1
D. ah: qof ka tegey meeshiisii oo ku sugan meel kale oo ka fog oo uusan camal ku hayn loogana baahanayn.
2
D. ah: dugaag meelo kala fog ka ugaarsada.