daafkaddeeg
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
daafkaddeeg1
Magac lab khabar1
D. ah: qof xoolo lahaa oo cayroobay.
2
la midka ah (ld):
daafkaddeegid
daafkaddeeg2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCayroobid qof xoolo lahaa.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-gay, -gtay