Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
nafkureeb
Magac lab khabar
1
N. ah: cunto yar oo qof aad u gaajeysan quuto.
2
N. ah: nafley dhaawacan ama daallan oo si kama dambeys ah u dagaalamaya.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: naf
Magac dheddig
2: nafac
Magac lab
3: nafaqadarro
Magac dheddig
4: nafaqaxumo
Magac dheddig
5: nafaqayn
Magac faleed dheddig
6: nafaqaysasho
Magac faleed dheddig
7: nafaqayso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
8: nafaqee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad