gudbe
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gudbe1
Magac labQof tartan ama imtixaan ku guuleystay.
gudbe2
Magac lab khabarNaxweG. ah: fal wax qabadkii u tallaabo wax kale ama yeele iyo layeele u baahan.
Tusaale
“Cali baa aqalkii dhisay”
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay