Qaamuusle LogoQaamuusle

gud

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

gud1
Magac dheddig
Geed-gaab laamo dhuudhuuban leh oo dhala miro macaan oo loo yaqaan yicib.
gud2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Cid buuryo ka goyn.
2
(f.g) Deyn bixin.
3
(f.mg) Habeen socosho.
4
(f.mg) Ku g.: haweenay daba gurid.
Is-rogga falkan

-day, -dday