Qaamuusle LogoQaamuusle

biyo goboleed

Magac labSiyaasad
Jiid badeed ku qabsan xeebta oo loo aqoonsanyahay dhul ay leedahay ummadda xeebta deggani; maritaanka jiidda ee si nabad ah caadi ayaa loogu oggolyahay gaadiidbadeedka ummadaha oo dhan.
Wadarta Magacan

-dyo, m.dh