hantihur
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
hantihur1
Magac labHanti isku hallayn loo qaato iyadoo aan la isa siin.
hantihur2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadku hantihur: Hanti aan la isa siin si isku hallayn ah u qaadasho.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay