dalandool
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dalandool1
Magac lab1
Socod noqnoqosho leh oo laba meel oo kala fog la isaga goosho.
2
la midka ah (ld):
dalandoolid
dalandool2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadSocod noqnoqosho leh laba meel oo kala fog isaga gooshid.
Is-rogga falkan
-oolay, -ooshay