daldalool
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
daldalool1
Magac lab1
Daloollo badan oo uu weel iwm yeesho.
2
Iimo; ceebaal. ld dulduleel¹.
daldalool2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax daloollo badan yeelasho. ld dulduleel².
Is-rogga falkan
-oolay, -ooshay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-oolay, -ooshay