Qaamuusle LogoQaamuusle

biyo saar

Magac labBaayoloji
Habka dhirtu biyaha ay xididdadu u soo nuugaan dib ugu celiso gibilka iyaga oo maraya daloollada caleemaha iyagoo uumibiyood ah.
Wadarta Magacan

-ryo, m.dh