Qaamuusle LogoQaamuusle

daroori

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

daroori1
Magac lab
Hadal tira badan oo aan micna lahayn. ld darooryaan¹.
daroori2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Ku hadlid hadal aan micno lahayn. ld darooryaan².
Is-rogga falkan

-ryay, -riday; -ryi