samafal
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
samafal1
Magac labWanaag iyo taageero cid loo sameeyo.
samafal2
Magac labQofka u shaqeeya daryeelka beenii-aadamka dartiisa, yareeya waxyeelayntiisa, dib u habeeya sharciyada ku saabsan ciqaabta.
samafal3
Fal magudbe, isrogrogga 1aadTaageero iyo wanaag cid u samayn.
Is-rogga falkan
-alay, -ashay