Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
wil
Magac lab
1
Dharka dumarku xirtaan nooc ka mid ah oo khafiif ah.
2
Halka ay iska galaan misigta iyo bawdada.
3
Isha birteeda.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: wilgee
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
2: wilgeyn
Magac dheddig
3: wilgo
Magac dheddig
4: wiliqdhabayn
Magac faleed dheddig
5: wiliqdhabays
Magac lab
6: wiliqdhabee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
7: wiliqdhabo
Magac dheddig
8: willad
Magac lab