Qaamuusle LogoQaamuusle

radeeb

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

radeeb1
Magac lab
1
R. ah: mindi, waran iwm oo aan af wax gooya lahayn.
2
radeebid.
radeeb2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Mindi, waran iwm wax la radeebay noqosho.
2
Ciid, dhagax iwm wax hoos loo nabay noqosho.
Is-rogga falkan

-bay, -btay