Qaamuusle LogoQaamuusle

wiiq

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

wiiq1
Magac lab
1
Bowdada madaxeeda misigta ku jira.
2
Misiqta fiiqeeda.
wiiq2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Cid, arrin iwm wax- yeello gaarsiin.
Is-rogga falkan

-qay, -qday