taaloog
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
taaloog1
Magac labHab timaha ragga loo xiiro oo diillin ballaaran oo qurxoon laga muujiyo jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda.
taaloog2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadDiillin ballaaran oo qurxoon, jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda ka muujin iyadoo timaha la xiirayo.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay