nabsi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
nabsi1
Magac lab1
Hoog iyo dhibaato lagu abaal mariyo qof abaaldarnaaday ama ballan furay.
2
Hoog iyo dhibaato uu la kulmo qof eed galay.
nabsi2
Fal gudbe, isrogrogga 2aadNabsi ku reebid.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay