Qaamuusle LogoQaamuusle

shaashsaar

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

shaashsaar1
Magac lab
Xaflad la sameeyo toddabaadka arooska dhammaadkiisa oo gabadha, shaash muujinaya inay gabar-nimadii ka baxday loogu saaro.
shaashsaar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Gabar la aroosay markii ugu horreysay shaash u saarid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay