Qaamuusle LogoQaamuusle

nacash

Magac lab
1
Ciyaar caruureed la is eryado oo qofka wax eryanaya marka uu taabto ka uu eryanayo uu yiraahdo nacash.
2
la midka ah (ld):
naxash
Sanduuqa meydka lagu qaado marka qabriga loo wado