Qaamuusle LogoQaamuusle

meher

Magac lab
1
Heshiis diini ah oo isu xira nin iyo naag isguursanaya.
2
Maal naag la guursanayo lagula heshiiyo oo ay si sharci ahaan ah ninka ugu yeelato. ld mahar.
Wadarta Magacan

-rro, m.dh