nacalad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
nacalad1
Magac dheddigCaro Eebbe dusha ka saaro cid caasidey. ld lacanad¹, lacnad¹, nacallad¹, nacalle, nacdal¹.
Wadarta Magacan
-do, m.l
nacalad2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Caro Eebbe cid caasidey ku dhicid.
2
Cid cay iyo eedayn u jeedin. ld lacanad², lacnad², nacallad², nacdal².
Is-rogga falkan
-day, -dday