Qaamuusle LogoQaamuusle

nacaladee

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Eebbe cid nacalad ku ridid.
2
Cid xumaan weyn ku nacaladeyn tilmaamid; ceebayn. ld lacanadee, lacnadee, nacalladee, nacdalee.
Is-rogga falkan

-eeyay, -eysay