Qaamuusle LogoQaamuusle

wiifow

Magac lab
1
Geed wareegsan oo fardo qoryo ah iyo kuraas lagu fariisto leh oo carruurta lagu ciyaarsiiyo.
2
Kursi meel ka laallaada oo carruurta lagu ruxo.
Wadarta Magacan

-wyo, m.dh