samatabbax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
samatabbax1
Magac labKa nabad gelidda halis iyo cabsi laga nabad galo. ld sabatabbax¹.
samatabbax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax halis ah ka nabad gelin.
2
Wax halis ah ka nabad gelid. ld sabatabbax².
Is-rogga falkan
-xay, -xday; -bixi