gurdanraac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
gurdanraac1
Magac lab khabarG. ah: raacidda wax ordaya la raaco iyadoo aan la hubsan.
gurdanraac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadIyadoo aan la hubsan wax ordaya raacid.
Is-rogga falkan
-cay, -cday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-cay, -cday