naaqus
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
naaqus1
Magac lab khabar1
N. ah: wax aan dhaamayn.
2
N. ah: qof garashadiisu yartahay. ld naaqis¹.
naaqus2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Wax yaraaday noqosho.
2
Qof aan dhammayn noqosho. ld naaqis².
Is-rogga falkan
-say, -stay