laciif
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
laciif1
Magac lab khabarl. ah: qof aad u tabar daran. ld daciif¹, liciif¹.
Wadarta Magacan
-fyo/-fiin, m.dh
laciif2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadNafley tabaryarayn. ld daciif², liciif².
Is-rogga falkan
-fay, -ftay