Qaamuusle LogoQaamuusle

lacaaf

Magac dheddig
1
Hilib yar oo la suro jilibka oo kalluunku soo raaco.
2
Wax kasta oo lagu soo jiito wax la ugaarsanayo; callaal. ld callaaf.
Wadarta Magacan

-fyo, m.l