Warqado ama macdan xordan, qaab go'an leh oo dawlad ama banki sharci ulaf lihi sameeyo si badeecooyinka loogu bedesho.
2
Bati.
Qaamuuska 1976
Yaasiin Cismaan Keenadiid
(Lacag-ta)
1. a) Cadadi dahab ah ama qalin ama naxaas ama nikel ama wax kale oo inta qaran tumo wax laysku dhaafsado ama wax lagu kala iibsado. b) Xaashiyo qaran ama banki, karti u lihi daabacay, oo sidoo kale, wax loogu qabsado. c) Macdan cad oo jilicsan oo qaali ah, oo lacagta ka sokow, waxyaalo badan laga sameeyo (alaabada wax lagu cuno ama lagu cabbo, suuqadda iyo waxyaalaha lagu xarragoodo, kd.); Qalin.