Qaamuusle LogoQaamuusle

safmar

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

safmar1
Magac lab khabar
S. ah: cudur dad ama xoolo badan mar ku wada dhaca.
safmar2
Magac labDaawo
Cudur si kedis ah u dillaaca oo si dhakhso leh ugu fida dadka dhexdiisa isagoo saameynaya qayb badan ee dadka ka mid ah.
Wadarta Magacan

-rro, m.dh