Qaamuusle LogoQaamuusle

safar

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

safar1
Magac lab
1
Socdaal.
2
Dad gaadiid wata oo arrin ganacsi magaalo u aaday.
safar2
Magac dheddig
Bilaha dayaxa lagu xisaabo too-da labaad.
safar3
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Meel ka socdaalid.
2
Iyadoo meel ganacsi loo aadayo meel ka tegid.
Is-rogga falkan

-fray, -fartay; -fri