safan
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
safan1
Magac labDildillaac dadka kaga dhaca cagaha oo qabowga iyo kulaylku keenaan. ld hilibsafan.
safan2
Magac dheddigCilmiga-naflaydNafley badda ku jirta oo jirkeedu ka koobanyahay labo baal oo balballaaran madax yar iyo dabo sida xarigga u dhuuban oo qodxo ku tagtaaganyihiin, waxayna u egtahay sammiir yar.
safan3
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax si saf ah u taagan ahaansho.
Is-rogga falkan
-fnaa, -fnayd