garruun
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
garruun1
Magac labBur weyn oo madax buuran leh.
Wadarta Magacan
-nno,/-ummo, m.dh
garruun2
Fal gudbe ama magudbe1 (-uumay, -uuntay; -uumi) 1. Madax timo ka wada xiirid. 2. Laamo iwm baarka sare ka jarid. 3. Si xun u abaahin (awr).