garsoor
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
garsoor1
Magac lab1
Si aan eex lahayn oo wax loo xukumo; cadaalo.
2
la midka ah (ld):
garsoorid
garsoor2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadSi aan eex lahayn wax u xukumid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay