Qaamuusle LogoQaamuusle

faaltow

Magac lab
1
Markab aan waqti u go'an lahayn oo kolkuu imaanayo iyo mar kale la kala aqoon.
2
Qof dawdar ah oo hadba meel aan laga filayn taga.
3
Dibi banjoog ah.