faambi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
faambi1
Magac lab1
Si aan habboonayn oo wax loo cuno.
2
Qasidda wax nidaamsan la isku qaso. ld faambiyid.
faambi2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad ama isrogrogga 2aad1
Si aan habboonayn wax u cunid.
2
Wax nidaamsan isku qasid.
Is-rogga falkan
-iyay, -iday/isay; -iyi