Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
laballugood
Magac lab khabar
1
L. ah: qof socoto ah oo aan gaadiid fuushanayn ee lug ku socda xoolana wadan.
2
Xarig labadhudood isugu soohan.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: lab
Magac lab
2: laba
Magac dheddig tiraale
3: laba'aabbur
Magac lab
4: laba'aabburan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: laba'aabburid
Magac faleed dheddig
6: laba'aabburnaan
Magac faleed dheddig
7: laba'aabburnaansho
Magac lab ama dheddig
8: laba-atamle
Magac lab