laalacshow
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
laalacshow1
Magac labMeel sare inta gacmaha lagu qabsado oo la iska soo laalaadiyo (ciyaar jimicsi ku dhisan). ld laalacshoobid, laalacshoon¹.
laalacshow2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCiyaar jimicsi ku dhisan, meel sare inta gacmaha lagu qabsado iska soo laalaadin. ld laalacshoon².
Is-rogga falkan
-oobay, -owday; -oobi