Qaamuusle LogoQaamuusle

malaas

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

malaas1
Magac lab
Salaaxidda dhoobo, shamiito, nuurad iwm ee derbi lagu sameeynayo la salaaxo.
malaas2
Magac dheddig
1
Dhoobo gaar ah oo madaxa la marsado si ay tiinta u caseeyso; xaraar; tarro.
2
Tin aad u jilicsan.
malaas3
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax, wax kale sida dhoobo iwm si wanaagsan ugu dhoobid.
Is-rogga falkan

-say, -stay