ilaysraac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
ilaysraac1
Magac lab1
Fal gaar ah oo ay dhirta qaarkeed samayso marka ilays ku dhaco.
2
I. ah: waxyaabaha ilaysku soo jiito.
ilaysraac2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadIlays aadid (wax).
Is-rogga falkan
-cay, -cday